Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowlada Jubbaland ayaa maanta qabatay kulan wacyigelin ah oo lagu dhiirrigelinayay dadka leh ganacsiyada aan weli rasmiga ahayn, si ay ugu gudbaan nidaamka ganacsiga rasmiga ah loona horumariyo dakhliga iyo tayada ganacsigooda.
Kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha Waaxda Dakhliga ee Wasaaradda, iyo Madaxa Mashruuca SERP, Maxamed Nuur Saalax. qeybaha kala duwan ee bulshada sida dhalinyarada, odayaasha dhaqanka, iyo ganacsatada.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya