Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankaan oo ay soo qaban qaabisey Wasaaradda Haweenka iyo Arimaha qoyska Dowlad Goboleedka Puntaland ayaa waxaa uu ku saabsanaa sidii haweenka puntaland ee u sharxan doorashooyinka goliyaasha degaanka degmooyinka ay uga dhax muuqan lahaayeen,kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galey wasiiro Xillibaano Agasimaha Wasaradda Haweenka iyo marti sharaf kale.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya