Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha ee Wasaaradaa Howlaha guud iyo Guriyeynta XFS Mahdi Sheekh Cabdullaahi oo maalmahan howlo Shaqo u joogay Degmada Doloow ee Gobalka Gedo ayaa Maanta Kulan la qaatay Madaxweyne ku xigeenka kowaad ee Jubbalaand Mudane Maxamuud Sayid Aaden kulanka ayaa daarnaa Qiimeynta Wadada isku xirta Degmooyinka Doloow iyo Luuq.
kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Jubbalaand iyo sido Xildhibaano ka tirsan BDFS.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya