kulan ku saabsana Wadatashiga qiimeenta Sanadlaha ah Waxbarshada oo lagu qabtay Kismaayo

0
83
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-kulan ku saabsana Wadatashiga qiimeenta Sanadlaha ah ee Waxbarshada Noocyadeeda Kala duwan ayaa lagu qabtay Xafiiska Wasaaradda Waxbarshada hidaha iyo tacliinta sare ee Dowlada Jubaland.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarshada hidaha Tacliinta sare ee Dowladda Jubbaland Axmed Faarax Awees ayaa maanta shir Gudoomoyay kulan ku saabsana Wadatashiga qiimeenta Sanadlaha ah ee Waxbarshada Noocyadeeda Kala duwan.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya