Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Fadaraalka iyo dib u’heshiisiinta Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ka daah furay kulanka is dhaxgalka iyo isku xirka Hay’adaha dowliga iyo ururada Bulshada ee Jubbaland.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya