Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda shaqo galinta arimaha bulshada iyo Qoyska maamulka Somaliland Cali Cumar Maxamed ayaa magaalada Hargeyso ka daah-Furay kullan ku saabsan sidii loo sameen lahaa qorshaha siyaasada Daryeelka bulshada ee Maamulka Somaliland.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya