Kulan heshiis lagu dhax dhigayay beelo ku dagaalamay Degmada Qoryooleey oo lagu qabtay Muqdisho.

0
16

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay shir ay hishiis ku gaareen odayaasha beelo walaalo ah oo ku dagaalamay aagga Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Kulanka waxaa ka qeyb galay odayaal ka socday labada dhinac ee dirirtu dhexmartay,waxgarad iyo masuuliyiin kamid ah Maamulka KGS.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa