Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulan ay ka soo qeyb galeen bulshada qeyb bahooda kala duwan ayaa lagu qabtay Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxana ujeedkiisu ahaa sidii dhaqaale loogu ururin lahaa Bulshada ku nool gobalka Gedo oo saamayn ka soo gaartay Fatahaada roobka deynta oo dalka ka da’aya.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa