Kulan diiradda lagu saaray sidii loo horumarin lahaa wada shaqaynta Maamulka iyo Shacabka oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
109

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Kulan Cilmayadeed diiradda lagu saaray sidii loo horumarin lahaa wada shaqaynta Maamulka iyo Shacabka ayaa lagu qabaty Dhuusamareeb waxana kulankan ka soo qeyb galay masuuliyin ka tirsan maamulka caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya