Kulan dib u heshisiin oo lagu qabtay Deegaan hoostaga Qardho.

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Dhaxan, oo ka tirsan degmooyinka hoos yimaada magaalada Qardho ee gobolka Karkaar, ayaa martigeliyay shir dib u heshiisiin ah oo looga golleeyahay xallinta khilaaf dhexmaray laba beelood oo walaalo ah, waxaana shirkaasi qabtay maamulka gobolka Karkaar.

Furitaanka shirka waxaa ka qeybgalay xubno ka tirsan Baarlamaanka Puntland, maamulka gobolka Karkaar, maamulka degmada Qardho iyo odyaasha deegaanka.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya