Kulan dib u heshiisin ah oo lagu qabtay Magaalada Jowhar.

0
103

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Jowhar ayaa lagu qabtay kulankan oo mid gogol nabadeed loogu fidiyay labo beeloo walaalo ah kuwaasi oo dirir ku dhexmartay Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha dhexe.

Gogoshan nabadeeed ayaa waxaa dhigay Maamulka Degmada iyo kan Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaana goobjoog ahaa wasiiro iyo xildihibaano katirsan baarlamaanka Hirshabeele iyo masuuliyiinta maamulka heer gobol iyo heer Degmo ee shabeelaha dhaxe.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya