Kulan dhiirigelin iyo wacyigelin ah oo Haween Soomaaliyeed loogu qabtay dalka Kenya.

0
169

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madasha Howlan Soomaali Chapter oo ay soo qaban qaabiyeen Haweenka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Magaalada Nairobi ee caasimada dalka kenya, hawlan ayaa waxaa kamid ah waxyaabihii loo aasaasay Haweenka ku nool Qaarada Afrika in ay ku yeeshaan xiriir kaasi oo lagu muujinaayo Nabad galyada Qaarada, Waxaana munaasabada ka hadlay qeybaha kala duwan ee bulshada kasoo qeyb gashay.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya