Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-kulan dhiiri gelin iyo bogaadin ah oo loo Sameeyey Gudiga Wadada Ceeldaahir ceerigaabo ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arimaha Gudaha Puntland , Xildhibaano iyo waxgaradka Ceerigaabo.
Gudigaan ayaa ka shaqeeyey wadadaan oo ka baxda magaalada midigale oo gudiga sheegey in la soo gebagabeeyy wajigii koowaad ee dhimaha wadadaan dhawaana ay bilaabi doonaan dhawaan taasi oo bulshada loogu baaqey ka qeybqaadasha.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa