kulan dadweyne oo looga hadlayay arimaha cadaaladda oo lagu qabtay Muqdisho.

0
65

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS ayaa Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlayay xilliga kala guurka ah iyo arimaha cadaaladda.

Waxaana shirkan ka soo qeyb galay Masuuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya