kulan aqoon kororsi oo uga furmay Muqdisho Ururada Shaqaalaha iyo Bulshada Rayidka.

0
95

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan oo ah aqoon isweedaarsi socon doono mudo 3 maalmood ah islamarkaana ay ka soo qeyb galeen ururada Shaqaalaha Soomaaliyeed iyo Bulshada Rayidka ah ayaa ka furmay Magaalada Muqdisho.

Aqoon isweedaarsigan ayaa waxaa soo abaabulay xariirka ururada shaqaalaha Soomaaliyeed ee Festu oo kaashanaya Ha’yadda Horumarinta shaqaalaha ee taliyaaniga ee loo yaqaano Negsos.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya