Kulamo Khilaaf Xalin ah oo Ka bilowday Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.

0
25

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan oo u jeedkiisu ahaa Khilaaf xalinta beelaha ku dagaalamayay Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool, waxaa ka soo qeyb galey Wasiirada Wasaaradaha Amniga, Cadaalada iyo Arimaha Diinta ee Dowlada Koonfur Galbeed soomaliya, Maamulka Gobolka Bakool Kan Degmada Xudur, Odayaasha Dhaqanka Hay,addaha Aminga ee Degmada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya