Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiro ka tirsan Dowladda Galmudug ayaa Magaalada Gaalkacyo Maalintii labaad waxaa ay kulamo kawadaan la doonayo in xal-waara looga gaaro dagaal-beeleedyo ka dhacay galbeedka gobolka Mudug.
kuwaas oo uu dhaxeeya beelo wada daga Galbeedka Gobalka Mudug dagaalada ayaa salka kuhaya dhul daaqsimeed kaas oo inta badan ay isku dilaan dadka reer guuraaga ah Wasiir Dowlaha Wasaaradda arimaha gudaha iyo dib uheshiisiinta Galmudug Cumar Maxamad Diiriye guureeye ayaa ka hadlay kulamada iyo qaybaha bulshada ee ay laqaateen.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya