Ku dhawaad 150 qof oo ka faa’ideystay daaweyn iyo qaliimo loogu sameeyay Magaalada Cadaado.

0
31

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Olalahan caafimaad oo ay ka faa’ideesteen ku dhawaad 150 bukaan oo qaba cudurada cunaha, Dhagaha iyo Sanka una badan kuwa aan awoodin inay caafimaad u aadan meelaha ka baxsan Galmudug ayaa waxaa fuliyay Isbitaalka kalkaal ee Magaalada Cadaado

Qaar kamid ah Waalidiinta caruurtooda qaliimada loogu sameeyay ayaa soo dhaweeyay Adeega caafimaad ee deegaankooda ay ku heleen.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya