Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Kalumeysiga iyo Kheyraadka Badda Jubbaland oo kaa shaneysa Hay’adda FAO ayaa ku dhawaad 100 qof oo iskaga kala yimid Iskaashatooyin kaluumaysata ee Magaalada Kismaayo u soo xirtay tababar socday mudo Saddex Maalmooda kaasi oo lagu baranayay bad qabka Kaluumeysatada xiliyada ay ku jiraan Badda ilaalinta nadaafadda iyo sida loo keydiyo Kalluunka.
Qaar kamid ah Kaluumeysatadii qaatay Tababarka ayaa Warbaahinta uga warbixiyay waxyabihii ay barteen mudadii u socday Tababarka.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawarmaya