Kooxda Manchester United oo doonaysa inay daafac ka ciyaara dalka Spain dib ugu soo celiso Premier League

0
194

Man United ayaa qorsheysanay inay dalka England dib ugu soo celiso daaficii hore ee Spurs, Kieran Trippier.

Jariiradda The Telegraph ayaa warinaysa in daafaca garabka midig ee Atletico Madrid, Kieran Trippier ayaa u muuqda mid bartilmaameed u ah Kooxda Manchester United.

The Red Devils ayaa doonaysa inay tartan weyn geliso Aaron Wan-Bissaka, waxaana laga yaabaa inay u dhaqaaqaan Trippier suuqa xagaaga.