Kooxda ku guuleeysatay Horyaalka Heerka labaad ee kubada cagta Jubbaland oo abaalmarino la gudoonsiiyay.

0
139

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadan oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay islaamrkana abaalmarino kala duwan lagu gudoonsiinayay kooxdii ku guuleysatay horyaalka heerka labaad ee kubada cagta ee Jubbaland ayaa lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

Waxaa goob joog ahaa munaasabada Guddoomiye ku xigeen kubada cagta Jubbaland , Dhalinyaro, kooxaha ka dhisan Magaalada Kismaayo, Macalimiinta kooxaha, iyo Ciyaartooydii hore ee Gobalka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya