Kooxda Barcelona oo bisha Janaayo amaah ku doonaysa xiddig ka tirsan Liverpool

0
175

(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni). Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinaya inay bisha Janaayo amaah ku doonayso xiddig ka tirsan naadiga reer England ee Liverpool.

Jariiradda Mundo Deportivo ayaa warinaysa in kooxda reer Spain ee Barca ay doonayso inay heshiis amaah ah Liverpool uga soo qaadato xiddigooda Thiago Alcantara.

Xiddiga khadka dhexe ee xulka qaranka Spain ayaa dib ugu soo laaban kara garoonka Camp Nou kaddib magacaabistii Macallin Xavi, laakiin kooxda La Liga ka dheesha ayaan heysan lacag ay si joogto ah ugu wada iibsato.

Barcelona manager Xavi 'wants to bring Thiago Alcantara back to the Nou  Camp as he plans