Kooxaha Arsenal, Manchester United, Manchester City, Real Madrid, Juventus, Inter Milan, AC Milan, Bayern Munich & Borussia Dortmund ayaa ka mid ah kooxaha maanta caawa ciyaari doona horyaalladooda.
Kulanka ugu weyn maanta waxa uu dhexmari doontaa Kooxaha Arsenal iyo Manchester United, waana kulan qeyb ka ah horyaalka Premier League, halka Manchester City ay soo dhoweyn doonto Sheffield United.
Horyaalka La Ligaha Spain kulanka ugu weyn caawa waa mid ay Kooxda Real Madrid marti gelin doonto Levante, halka horyaalka Bundesliga ay ugu madax fiiqan yihiin Kooxaha Bayern Munich & Borussia Dortmund.
Dhinaca kale horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga Kooxaha waa weyn ee Juventus, AC Milan iyo Inter Milan ayaa la kala ciyaari doona saddex kooxood oo kala duwan.
Haddaba halkaan hoose ka eeg Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono horyaallada waa weyn ee Yurub, iyadoo kooxaha waa weyn aad horudhacyadooda ka bogan karto:-
ENGLAND – PREMIER LEAGUE
03:30 Galabnimo Everton vs Newcastle United
06:00 Maqribnimo Crystal Palace vs Wolverhampton Wanderers
06:00 Maqribnimo Manchester City vs Sheffield United
06:00 Maqribnimo West Bromwich Albion vs Fulham
08:30 Habeennimo Arsenal vs Manchester United
11:00 Habeennimo Southampton vs Aston Villa
SPAIN – LALIGA SANTANDER
04:00 Galabnimo Eibar vs Sevilla
06:15 Maqribnimo Real Madrid vs Levante
08:30 Habeennimo Valencia vs Elche
11:00 Habeennimo Villarreal vs Real Sociedad
ITALY – SERIE A
05:00 Galabnimo Bologna vs AC Milan
08:00 Habeennimo Sampdoria vs Juventus
10:45 Habeennimo Inter vs Benevento
GERMANY – BUNDESLIGA
05:30 Galabnimo Bayern Munich vs Hoffenheim
05:30 Galabnimo Borussia Dortmund vs Augsburg
05:30 Galabnimo Eintracht Frankfurt vs Hertha Berlin
05:30 Galabnimo Union Berlin vs Borussia Moenchengladbach
05:30 Galabnimo Werder Bremen vs Schalke 04
08:30 Habeennimo RasenBallsport Leipzig vs Bayer Leverkusen
FRANCE – LIGUE 1
07:00 Fiidnimo Montpellier vs Lens
11:00 Habeennimo Marseille vs Rennes
FG: Dhammaan saacadaha aan kor ku soo sheegnay waa xilliga geeska Afrika ama saacadda Soomaaliya.