Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda xanaanada xoolaha Somaliland ayaa Magaalada Hargeysa ka ambabixisay koox dhaqaatiir ah oo loo kala diray Degmooyinka iyo Deegannada Soomaaliland si ay u soo daweeyaan xoolaha.
Kooxdan dhaqaatiirta ayaa loo dhameystiray dhamaan qalabkii iyo daawooyinkii ay siin lahayeen xoolaha Soomaliland.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya