Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaarada Qorsheynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ku qabatay shir looga hadlayay mashruuca u adkeysiga cimilada iyo sugnaanta cuntada
Shirkan waxaa ka qeyb galay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Dowlada jubbaland, Qaar kamid ah bulshada Magaalada kismaayo iyo Hey’adaha uu mashruucan khuseeyo.
Agaasimaha guud ee Wasaarada Qorsheynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jubbaland ayaa kawarbixiyay shirka iyo waxa uu ku saabsanaa.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya