Kismaayo oo lagu qabtay Munaasabad lagu soo Bandhigayey Buugga Bar-waaqo laga sabool-yahay

0
39
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ee Xaruunta Gobolka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay Munaasabada lagu soo Bandhgayey Buugga Bar-waaqo laga sabool-yahay oo u Alifay Cabdicasis Hire Daahir Cabdicasis Bu,aale oo ka mid ah Dhalinyaradda Aqoonyahanadda Soomaaliyeed.
Madasha Bandhigga Munaasabada Buugga ayaa Waxaa goob-Joog ahaa Qaar Ka mid ah Golaha Wasiiradda Dowlada Jubbland, Xildhibaano, Maamulka Degmadda Kismaayo, xubno ka socday shirkadaha Ganacsiga, Salaadiinta Dhaqanka, Dhalinyarada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Degmada Kismaayo.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya