Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland iyo Maamulka Dagmada ayaa Magaalada Kismaayo ku qabtay lagu soo bandhigay Ansixinta Qorshaha Maalgashiga Degmada kismaayo.
Munaasabada lagu ansixinayay Qorshaha Maalgashiga Degmada Kismaayo waxaa goob joog ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda xaananada Xoolaha, Guddoomiyaha Degmada Kismaayo, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha, Agaasimayaal kale qaar kamid ah holwadeeda Wasaaradaha iyo iskaashatooyiinka.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya