Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay kulan loga hadlyay isbadelka Cimilada waxaana ka soo qeybgalay musuliin katirsan Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland iyo qeybaha kale ee bulshada.
Muhiimada kulanaka ayaa waxuu ahaa sidii loga hortagi lahaa sameenta isbadlka cimalada iyadoo ay Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland ay soo saartay Buugga Hagaha la qabsiga cimilada iyo mareenta masiiboyinka ee Dowladaha Hoose.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya