Kismaayo oo laga dahfuray Tababar iyo Wacyi galin ku saabsan axdiga xuquuqda dadka naafada.

0
27
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Dowlada Jubbaland Marwo Cadar Cabdullaahi Ismaaciil ayaa Magaalada Kismaayo ka daah-furtay tababar iyo wacyi galin ku saabsan axdiga xuquuqda dadka naafada kaas oo ay ka qeeb galeen daneeyayaasha kala duwan ee Dowlada.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya