Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ka daah-furtay Barnaamij tababar aqooneed ah oo lagu xoojinayo daryeelka Dhalaanka iyo Haweenka Uurka leh kaas oo lasiinayo hablaha qeybta ka Barnaamijka Marwo Caafimaad oo suurtagliyay in Wasaaradda Caafimaadka ay soo saarto dhaqaatiir xirfad uleh arimaha Hooyada iyo Dhalaanka.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawarmaya