Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka Dowladda Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daah-furtay Kulanka Wadatashiga ee diyaarinta Istaraatiijiyadda Bahda Cadaaladda Jubbaland.
Kulankan waxaa ka qeyb galaya Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka Dowladda Jubbaland, Agaasimaha guud ee Wasaaradda, Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jubbaland, Saraakiil kasocota Ciidamada Booliiska iyo Asluubta Jubbaland iyo xubno kasocday Ururada Bulshada Rayidka ah.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya