WARARKA Kireynta Taashashka aroosyada oo shaqo abuur u noqotay qaar kamid ah haweenka ku dhaqan dhoobley By admin - September 25, 2021 0 634 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Nacimo Maxamed oo kamid ah Gabdhaha kireeya taashashka aroosyada ayaa Radio Sanguuni uga warantay ahmiyaada ay u leedahay gabdhaha Xirashada taashka xiliga arooska. Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/09/Warka-Naxwo-ee-kireenta-taashaka-xilliga-arooska.mp3