Kiisaska cudurka Karoonaha ee Soomaaliya oo hoos dhacay.

0
202

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 967

o Laga Helay: 9

o Somaliland: 5

o Puntland: 4

o Lab: 6

o Dhedig: 3

o Bogsashada: 23

Tirada Guud ee Laga Helay: 14,632

Bogsashada Guud: 6,685

Dhimashada Guud: 767