Kiisaska caruurta la il daran cudurka shuban biyoodka ee soo gaaraya Isbitaalka guud ee Degmada Dhoobley oo isa soo taraaya.

0
93

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-ku simaha Agaasimaha Isbitaalka guud ee Degmada Dhoobley Digtoor Xasan Cabdi Faarax ayaa kawarbixiyay kiisaska uu soo ritay cudurka shuban biyoodka ee soo gaaray isbitaalka.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah faahinaya