Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda wax-barashada iyo sayniska Somaliland Ahmed Maxamed Diiriye ayaa tababar ugu furay magaalada Hargeysa khuburo dib u eegis iyo wax-kabedel ku samaynaysa manhajka wax-barashada tooska ah ee dugsiyada hoose dhexe ee Somaliland.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya