Khilaaf Beeleed ka jirey Degmada Xudur Oo Heshiis Laga gaarey.

0
57

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan oo daarnaa Dib u Heshiisiin kaas oo ay iskugu imaadeen Guud ahaan Odayaasha Dhaqanka mid ka mid ah Beelaha dega Koonfur Galbeed gaar ahaana Gobolka bakool, ayaa lagu soo geba-gebeeyey Jawi Isfahan iyo Heshiis waara ah taas oo kadhigan in guud ahaan tabashooyinkii Gudaha beesha ay iska tirsanaayeen kawadda heshiiyeen.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa