Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jaamacadaha Dalkeena Soomaaliya waxaa sanad kasta ka soo baxa da’yar badan oo aqoonyahano ah, kuwaasi oo markii ay ka soo baxaan waxbarashada ay soo waajahdo shaqo la’aan balaaran, Laakiin dhalinyarada ka soo baxay jaamacadaha ayaan heysanin Xirfaddo ay ku mareeyaan Noolashooda.
si taasi meesha looga saro Wasaaradda Dhalinyarada iyo cayaraha DG KGS waxay wadaa dadaalo lagu yareeynayo Xirfad la’aanta dhalinayarad waxay sanad kasta Wasaradda ay Xirdahaha aas aasiga ay siisaa in ka nadaan 2 kun oo dhalinyaro ah waxaana sidaasi yiri Maxamed Cusmaan oo ah Agaasimaha Wasaradda Dhalinyarada iyo caayaraha KGS.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa