KGS oo Horumarin ku sameynaysa Masaajidada Magaalada Baydhabo.

0
55

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masaajidada ayaa goobaha lagu dhiso Bulshada Akhlaaqdooda Waxbarashadooda iyo isku xirka dadka iyo Rabigooda sidaa darteed ay Marwalba Muhiim tahay in Dowladu garab istaagto islamarkaana la horumariyo si kor loogu qaado wacyigelinta Arimaha Diinta la siinayo Bulshada.

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda KGS Nur Sidow Baba oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa kormeeray Qaar kamid ah Masaajidada Magaalada Baydhabo si ay u soo qiimeeyaan sida Bulshada loogu adeego iyo baahiyaadka ka jira sidii wax loogu qaban lahaa sidoo kalena la xoojiyo Arimaha Horumarinta Diinta.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa