Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ka dib Isbaarooyin hor leh oo ay dhigteen Maleeshiyaad Hubeysan Wadada isku xirta Degmada Wanlaweyn iyo Magaalada Baydhabo ayaa inkabadan Boqol gaari oo kuwa xamuulka qaada ah ku xayiran Wadadan.
Wasiirka Wasaaradda Arimaga Amniga Gudaha Koonfur Galbeed oo ay wehlinayeen Duga Degmada Wanlaweyn ku xigeenadiisa iyo Saraakiisha Amniga ayaa Gaarey Goobta ay ku xayiran yihiin Gaadiidka.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa