Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland Dr Cabdi Axmed Sadiiq oo safar shaqo u joogaa Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa xadhiga ka jaray kaydka qaybta Daawada ee Isbitaalka guud Degmada Dhoobley.
Kormeerkan oo ay Wasiirka waheliyaan qaar kamid ah madax waaxeedyada iyo masuuliinyiin ka socday Hay’adda Save The Children iyagoona u guur galay xaalada Isbitaalka.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya