Kawaanleyda Xaafada Boosniya ee Degmada Dhoobley oo codsaday in suuq u gaar ah loo dhiso

0
187

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Kawaanleyda ku ganacsado Xaafada Boosniya ee Degmada Dhoobley ayaa maamulka degmada ka codsaday in suuq u gaar ah loo dhiso.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa