Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Beeraha Jubbaland ayaa dhagax dhigtay Kanaal biyod loogu talo galay inuu biyo siiyo beerayeda ku nool Waqooyiga kismaayo.
Maxamed Xuseen Agaasimaha guud ee wasaaradda beeraha Jubbaland ayaa ka hadlay dhagax dhiga kanaalkan.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya