Kalluun yari baahsan oo laga dareemayo suuqyada kalluunka Magaalada kismaayo.

0
49

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqyada lagu iibiyo malaayga ee magaalada kismaayo ayaa laga dareemayaa sara ukac ku yimid qiimaha malaayga kadib markii kaluumeeysatada ay saameyn kala kulmeen dabeeylaha ka jira badda.

Kiilada kaluunka ayaa markii hore la iibi jiray qiima dhan 1.5$ halka hadda uu gaaray 3$ ilaa 4 doolar.