Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa maalmihii ugu danbeeyay xeebaha gobolka Jubbada Hoose ka jiray dabaaylo iyo mowjado kacsan kuwaas oo khatar ku ah bad maaxiinta ka soo kallumaaysta Xeebaha.
Dabaaylaha ka jira bada ayaa sababay in uu yaraado kallunkii la keeni jiyay Suuqda Magaalada Kismaayo madaama aysan kallumaysatadu kaari karin meelhii ay kaluunka badan ka soo heli jireen.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa