Kalluumeysatada Magaalada Boorama oo Wacyigelin Loo Sameeyey.

0
53

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isuduwaha Wasaarada Kaluumaysiga iyo khayraadka badda ee Gobolka Awdal ayaa kormeer lagu dar-dar galinaayo shaqada ku soo maray ganacsatada Kalluunka ee Boorama sida ay u ogaadeen Xaalada ganacsatada Kaluunka Boorama.

Wasaarada Kaluumaysiga iyo khayraadka badda Soomaalialnd ayaa wado daldaalo lagu tira koobayo Kaluumeystada Soomaaliland si loo ogaado xaalada iyo tirada Kaluumeysatada guud ahaan Soomaalialnd.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa