Kalluumeysatada Deegaanka Goobweyn oo sheegay Kalluun yari soo Wajahday.

0
36

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Goobweyn oo ah deegaan dhaca Waqooyiga Magalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa dadka ku nool waxaa ay nolosheyda ku tiirsan tahay tabcashada Beeraha iyo Kallumeysiga,waxaana Deegaanka uu kulansaday laba nooc oo Kalluun ah sida Kallunka Wabiga iyo midka Badda.

Maadaama u Deegaanka Goobweyn dhaca halka ay iskaga daraan Wabiga Jubba iyo Badweynta Hindiya, taas oo u fududesay in dadka deegaankaasi ay helaan Kalluunka Wabiga iyo midka Badda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa