Kalluumeysatada Boosaaso oo codsday in loo dhiso meel ay ku ganacsadan.

0
115

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudiga Iskaashatada kalluunka wadajir ee Magaalada Boosaaso oo kulan ku yeeshay Magaaladaasi ayaa madaxda Maamul Goboleedka Puntland ka codsday in loo dhiso Suuq ay ku ganacsadaan.

Ganacsatadan ayaa ku shaqeysta hada Suuq dhismihiisu bur bur uu soo gaaray kaasi oo u dhaw ineey dumaan dhismaayaasha ugu muhiimsan.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya