Kalluumaysatada Muqdisho oo Cabasho ka muujiyay Maraakiibta shisheeye ee ku haya Jariifka xeebaha dalka

0
116
Somali vendors offload a catch from fishing boats at Bosaso beach in Puntland northeastern Somalia, on December 17, 2016. Fishermen bring fish to the market for traders as they buy fish to resell it in the market of Bosaso. / AFP / Mohamed ABDIWAHAB (Photo credit should read MOHAMED ABDIWAHAB/AFP/Getty Images)

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dabaylaha ka kacay Badweynta Hindiya ayaa Sababay in ay Kallumeysatada Degmada xamarweyne ay Gaari waayaan goobaha ay horay uga soo jilaban jireen kaluunka.

Kaluumeystada ku iibiya kaluunka suuqyada Magaalada muqdisho ayaa sheegay in ay dabeylahu sababeen kalluun yarida iyo sidokale in maraakiib shisheeye ay labaxaan kheyraadka dalkeena.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya