Kalluumaysatada Marka oo codsaday in laga caawiyo Agabka lagu Kalluumaysto

0
91

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Marka ee Gobalka Shabeelaha hoose waa magaalo xeebeed waxaana kunool kaluumeysato badan waxa ayna codsanayaan in laga caawiya helida Agab u fududeynayo in Kaluun badan ay soo Jilaabtaan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa