Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Jubbaland ayaa kalluumaysatada uga digtay khataraha badda xili lagu gudo jiro waqtiga bad xiranka.
Agaasimaha guud ee wasaarada kaluumeysiga ee kheyraadka badda jubbaland Cabdullahi Cali Faarax ayaa ugu baaqay kaluumeysatada badda inay ka digtoonaadaan waxyeelada badda.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa faah-faahinaya